Hadii lugu siiyey sharciga degenaashaha dalka Iswidhan waxa mararka qarkood dhacda ehelkaaga kuugu dhow inaay xaq uleyihin sharciga degenaan-shaha ee iswiidhan adiga xariirkaaga ehelnimo awgeed.  Haddi aad tahai qaangar waxa weeyaan ninkaaga/naagtaada ama caruurtada ka yar  18 sano.  Haddi adigu aad ka yartahay 18 sano waxa weeye waalidintaada.  Hubaal waad nala dhigan kartaa ballan haddi aad uu baahan tahay talo bixin xaga sharciga intaan anad dhibin codsika ehelkaaga.

Ma rabta in aad codsatid eheelkaaga?

Annaka nala soo xariir hadii aad ubaahantahay kaalmo xagga shrciga. Buuxi qooralkan hoose anaga ayaa marka kula soo xarrirayna.