Hadii aadan haysanin oggolaanshaha in aad dalkan joogto oo lagu celinayo ama masaafurinayo waxad halis u tahay in mararka qaar meel lagugu xiro.  Hadii hay’adda waaxada socdaalku ay u aragto in ay tahay lagama maarmaan in baaris lagu sameeyo xaqaga innad dalkan iswiidhan joogto.  Ama hadii ay u arkaan in aanu aqonsigaagu sugnayn, waxaa aad u halis tahay in lagu geeyo meel lagugu hayo. In meel lagugu xiraa waxay ka diggan tahay in xorriyaddi laga qaaday iyo xuriyadda dhaqdhaqaqagu ay ku kobaantahay meel xabis ah. Haddi aad ku jirto xabsiga saddex maalmood wax ka badan, waxaad xaqq uu leedahay qareen ama garyaqaan lacag la’aan ah. Isla markaa codsigo xafiiskayaga soogaaro ayaanu kulanka ugu horeeya kugu imanaynaa xabsiga oohalkaa qadiyadaada wadajir uu bilaabaynaa. Haddi loo baahdo waxaynu kulanka ugu yeeydhanaynaa turjuubaan.  Marka waxa aanu ka hawlgaleynaa in aynu rafcaan ka qaadano goa’anki hore oo kuna dadaalno in lagu sii daayo xurriyadaada, inta badan waxa annu shaqadaa qabanaa iyadda oo ay barbar socoto hawlshan codsigaagii magangalyada.  Anniga na la soo xariir, annaga baa inta kale kaga warameeynee (faahfaahin).

Su'uaalo ma ka qabtaa xabsiga?

Annaga Nala so xariir haddi aad dooneyso caawimo xaga sharciga. Soo buxii qorraalkan hoose. Annaga aya ku la soo xariirayna.